Red Purple Black
logo
logo
logo
Joomla Templates and Joomla Extensions by JoomlaVision.Com

Daawo Sawirada Hay’adda Ururada Wadaniga ah ee ANDP iyo Sida ay uga qayb gashay Ollolihii Nadaafada.

Iyadoo laga shidaal qaadanaayo dhawaaqii madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane,Axmed Maxamed Maxamuud  Silaanyo. ayaan saaka loo kala hadhin ka hawl galka ololaha nadaafada  

Daawo Sawirada Hay’adda Ururada Wadaniga ah ee ANDP iyo Sida ay uga qayb gashay Ollolihii Nadaafada. Daawo Sawirada Hay’adda Ururada Wadaniga ah ee ANDP iyo Sida ay uga qayb gashay Ollolihii Nadaafada.

Qormo si Qoto dheer uga faalloonaysa Xidhiidhka dawladda cusub ee Somaliland iyo Ethiopia

Suuq gaynta Kaluunka Somaliland ee Ethiopia waxa uu baahanyahay in marka hore daraasad lagu sameeyo mujtamaca ku nool Ethiopia in kaluunka ay isticmaalan iyo in kale si loo ogaado in loo suuq gayn karo iyo in kale. Markaa arrintu yaanay noqonin caadifad.  

Qormo si Qoto dheer uga faalloonaysa Xidhiidhka dawladda cusub ee Somaliland  iyo Ethiopia Qormo si Qoto dheer uga faalloonaysa Xidhiidhka dawladda cusub ee Somaliland  iyo Ethiopia

Suxufi ka Hawlgala Shabakadda Wararka ee Hadhwanaag News oo u Sharaxan Doorashada Baarlamaanka Degmadda Flen/SWEDEN.

Fadlan Codkaaga Ugu Hiili Una Hibee Suxufiga Dhallinyarta Ah Jamaal Halkaraan Oo  U Sharaxan Doorashada Baarlamanka Degmada Flen Ee Dalka Sweden.

Suxufi ka Hawlgala Shabakadda Wararka ee Hadhwanaag News oo u Sharaxan Doorashada Baarlamaanka Degmadda Flen/SWEDEN. Suxufi ka Hawlgala Shabakadda Wararka ee Hadhwanaag News oo u Sharaxan Doorashada Baarlamaanka Degmadda Flen/SWEDEN.

Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe “Mulkiilaha joornalka Haatuf”

“Yusuf Abdi Gaboobow,  Haddii lagu iibsaday, siday leeyihiin, maxaa adiga markasta kaa fogeeyay kooxda maqaaxidu u shidan tahay? Dheeho Sawir xusuuseedka -shirkii guud ee SNM 1983. Sawirkuna waa Guurtidii ugu horreysay oo salaadiin, Cuqaal iyo Odayaal waxgarad ah, Waxaana odayaashaa sawirka ku weheliya dhallinyaradii shirka ka qayb galaysay ee dibedaha ka kala yimid. Shirkuna wuxuu ka dhacay magaalada Herer ee dalka Itoobiya

Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe “Mulkiilaha joornalka Haatuf” Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe “Mulkiilaha joornalka Haatuf”
logo

You are here: Home

Daawo Sawirada Hay’adda Ururada Wadaniga ah ee ANDP iyo Sida ay uga qayb gashay Ollolihii Nadaafada.

PDFPrintE-mail

Sunday, 05 September 2010 21:18

Iyadoo laga shidaal qaadanaayo dhawaaqii madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane,Axmed Maxamed Maxamuud  Silaanyo. ayaan saaka loo kala hadhin ka hawl galka ololaha nadaafada

Qormo si Qoto dheer uga faalloonaysa Xidhiidhka dawladda cusub ee Somaliland iyo Ethiopia

PDFPrintE-mail

Sunday, 05 September 2010 21:11

Suuq gaynta Kaluunka Somaliland ee Ethiopia waxa uu baahanyahay in marka hore daraasad lagu sameeyo mujtamaca ku nool Ethiopia in kaluunka ay isticmaalan iyo in kale si loo ogaado in loo suuq gayn karo iyo in kale. Markaa arrintu yaanay noqonin caadifad.

Suxufi ka Hawlgala Shabakadda Wararka ee Hadhwanaag News oo u Sharaxan Doorashada Baarlamaanka Degmadda Flen/SWEDEN.

PDFPrintE-mail

Sunday, 05 September 2010 21:08

Fadlan Codkaaga Ugu Hiili Una Hibee Suxufiga Dhallinyarta Ah Jamaal Halkaraan Oo  U Sharaxan Doorashada Baarlamanka Degmada Flen Ee Dalka Sweden.

Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe “Mulkiilaha joornalka Haatuf”

PDFPrintE-mail

Saturday, 04 September 2010 20:41

“Yusuf Abdi Gaboobow,  Haddii lagu iibsaday, siday leeyihiin, maxaa adiga markasta kaa fogeeyay kooxda maqaaxidu u shidan tahay? Dheeho Sawir xusuuseedka -shirkii guud ee SNM 1983. Sawirkuna waa Guurtidii ugu horreysay oo salaadiin, Cuqaal iyo Odayaal waxgarad ah, Waxaana odayaashaa sawirka ku weheliya dhallinyaradii shirka ka qayb galaysay ee dibedaha ka kala yimid. Shirkuna wuxuu ka dhacay magaalada Herer ee dalka Itoobiya

Hadraawi Iyo Caashaqa: Qormo si Xeel-dheer u Falanqaynaysa Farshaxanimada Abwaanka iyo Badweynta Jacaylka Qalinka; Mustafa Sheekh Cumar

PDFPrintE-mail

Saturday, 04 September 2010 01:17

“Heesta Jacayl Dhiig ma lagu qoray ma maqashay, haddii aad maqashay siddeed u taqaan, ma hees jacayl ah, ma waano wax-tar u leh lamaanaha ku hawlan kool-koolinta Xubiga, ma dhacdo inagu xidhaysa tagto aynu ka soo gudubnay iyo sheeko hanaan taariikheed iyo faneed Abwaan inoogu soo tabiyay, ma digniin ka feejig waraabaha Xaawalay lagu saliday ee dhiigooda u haliilaya, misse intaba waa ay kuula egtahay?..

Taliyaha cusub ee Ciidamadda Booliska Somaliland Oo ka hadley Sarkalkii Lagu Diley SOOL

PDFPrintE-mail

Saturday, 04 September 2010 00:43

"Dilkii loo geystey taliyihii Asluubta gobolka Sool waxa uu salka ku hayey aano qabiil, waxaanu haynaa todoba nin oo ka mid ah ragii dilka geystey iyo hubkoodii, kuwii kalena waxaanu rajaynaynaa in saacadaha soo socda aanu gacanta ku soo dhigno sida ugu dhakhsaha badana saxaafada waanu u soo bandhigi doonaa baadhitaanka kama danbeysta ah"- Col. Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal). Taliyaha cusub ee ciidanka booliska

BAROORTU ORGIGA KA WEYN…Qalinkii: Muktar Hassan Warabe

PDFPrintE-mail

Friday, 03 September 2010 23:59

Wargeyska WAAHEEN oo wakiil u ah cadaw waxa uu si toosa u qirtay inuu dagaal kula jiro qaranimada Somaliland isagoo la ogyahay halka uu ka duulayo, Warka  aan u  cuntami Karin Shacbiweynaha Somaliland ee uu sheegay inay jirto Hawl lagu abaabulo ama ay jiraan cid taageerta kooxaha ka dagaalama koonfurta soomaalliya, Xarunna ay u tahay Hotel-ka Star, qabiil ahaana uu cadeeyey inay beesha Ciidagale  tageeraan hawlahaas”

Page 1 of 15

Latest Articles

Radio

Waraysi lala yeeshay Mustafe Cismana Geele oo ah Maareeyaha SOMALILAND BEVERAGE INDUSTRIES(SBI), Waxa uu ka waramayaa Furitaanka iyo Shaqaale Shirkadu qaadanayso.

Video

Visitors

We have 9 guests online
Banner